Dhageyso:- Wariyaal Tawabar u socday oo baydhabo loogu soo gabagabeeyey

0
370

Waxaa maanta tiro wariyaal ah ee kakala socdey gobolada maamulka KG loogu soo gaba gabeyey tawabra la xirirrey tabinta wararka laxiriira arimaha bani,adaninimo iyo doorashooyinka

Tawabarkan oo ay bixineysey UNSOM iyo wasaarada war faafinta ee maanta baydhabo lagu soo gaba gabeeyey ayaa waxaa ka faa,ideystey 30 weriye oo isugu jirey gabdho iyo wiilal oo kakala yimid gobolada Baay Bakol iyo Shabeelada hoose.

Waa kuwan qaar ka mid wariyaasha ka faaideystey tawbarkan ayaa ka Hadley dareenkooda iyo sida ay uga faaideysteen

Ugu danbeyntii tawbarka waxaa soo xirey tabarkan wasiirka wasaarada warfaafinta dowlad goboleedka KG Hassan Abdi Mohamed

Tawbarka lagu baranaayey tabinta arimaha bulshada iyo doorashooyinka ayaa waxaa soo qaban qaabisey wasaarada warfaafinta iyo wacyi gelinta bulshada KG Iyadoo Kaashaneyso Hay’adda UNSOM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here