Dhageyso:- Warbixin ku saabsan waxa Sababa Cudurka Tiifowga iyo daaweyntiisa

0
1018

waa xanuun ay sababto bacteria kaas oo lagu caan ku ah qandho fara bdn sidas darteed aya dadka qar waxy dhahan TYPHOID FEVER .
xanunka tiifowgu waa xanun si dhakhso ah qofka ay uga soo baxan calaamadihiisu waxa una qofka ku dili karaa mudo bil ka yar hadii an la daaweyn.

xanunkan wxa sababa bacteria loo yaqaan SALMONELLA TYPHI sido kle wxa sababa mid kle o la dhoho salmonella para typhi lkn tan dame tiifowga ay sababto wu ka sahlanyahy salmonella typhi midka ay sababto.

HADABA SIDEE KU FIDAA XANUNKA TIIFOWGU??
tiifowgu wxa uu ku gudbaa cuntada iyo biyaha wasakhaysan taas oo uu qofku cabo. cuntada qabowda ama haraaga nooqota oo dib laga cuno iyo biyaha wasakhda ah ee meel ku raaga sida xareeda ayay bactriyadan ku dhex noshahy.

Sido kale waxa ka midaha CALAAMADAHA TIIFOWGA
1- poor appetite( cuno xumo )
2-madax xanuun
3- qandho saaid ah
4- shuban
5- lafa xanun (margiyada oo qofka xanuna)
6- shuban iyo qaar kle o bdn

Hadaba waa kaan  dr cabdigaadir cabadi xasan oo ka mid ah dhagaatiirta kana howl Gala magalada baydhabo mar uu wareysi siinaayey   Radio Arlaadi ayaa waxa sharaxad ka bixeyey cudurka tiifowka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here