Dhageyso:- Waa Sidee Xaalada Waxbarasho ee caruurta ku nool xeriyaha Barakacyaasha ee Magaalada Baydhabo

0
445

Dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala degmada beydhabo ayaa ah kuwa ay haystaan caruur far badan oo jooga xiliga waxbarshada

Habiba maxed c/qaadir waa gabar ku dhalatey magalada beydhabo ee xarunta gobolka baaay ,Waxaa ayna ka mid tahay haweenka wax bara Caruurta ku nool kamamka ku yaala duleedka degmada beydhabo ayadooo ku dedaasha sida ay u heli lahayeen carurta danyerta ah waxbarsho wanaagsan waxaana xusid mudan in qaar ka mid ahana cauurtaasi  ay heleen waxbarsho qaarna aan weli helin.

Xabiibo maxed ayaa xili ay raadiyow arlaadi wareysi siineysey ka warbixsey sida ay tahay waxbarshada  caruurta  ku nool kaamamka

Dhanka kale habiibo ayaa baaq u dirtey dhamaaan bulsha weyn ku dhaqan degaanada koonfur galbeed ee soomaaliya si looga qeyb qaato waxbarida caruurta ku jirta xeriyaha barakacyaasha ee baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here