Dhageyso:-URURKA HAWEENKA DEGMADA MARKA OO DOWLADA KA DALBADEY adeegyo wax u tara dumarka.

0
374

Haweenka ku nool degmada marko ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxey qabteen kulan ay ku tagyeeriyaan wax qabadka marwada qaranka seynab Abdi macalin

Kulankaa waxaa soo qaban qaabisey gudoomiyaha ururka hawenka ee degmada marko mano maxmed zubeyr  waxaana iskugu yimid haween aad u fara badan iyagoona goobta ka soo jeediyey hadala ay ku tagyeerayen  wax qabadaka  aan jogsiga laheyn oo ay la garab istaageyso marwo seynab haweenka dalka .

Haweenka ka soo qeyb galey kulankaani ayaa dhamaantoda waxaa ay shegeen in kaalinta ay uga baahanaayeen haweenka degmada marko aysan weli helin marwda qaranka sidaasi daraadeda ay codsadeen in si deg deg ah ay magalada marrko ay ku timaado

Dhanka kale ayaa waxaa goobta ka hadashey gudoomiyaha hawenka ee degmada marko muna maxamed zubeyr  in hiligaan hawenka ay u baaxanyihin kalinteeda  marwad qaranka in ay ka qadato iyadoona ay baaq u dirta marwada waxeyna u sheegtey in ay jiran baaxiya kala duwan ee dhanka hawen degmada marko ee shabeelaha hoose

Halkan Hoose Ka Dhageyso 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here