Dhageyso:-Dhaqtar Faaney oo ka warbixyey Cudurka Qalalka sida loogu hortaga

0
415

Dr abduqaadir abdi xasan oo ka mid ah dr ka howlgasha magalad beydhbo ee harunta gobolka baay ayaa hili uu wareysi siinayey idaacad radio arladi uga warbixiyey cudurka loo yaqaano qalalka iyo wax yabaha uu u qeybsamo.

Ugu dambeyntii ayuu baaq u direy bulshada ku dhaqan deganada koonfur galbeed soomaliya in ay ku dedalaan nadaafada iyo in ay raashinka ay si wanagsan ay iskaga kariyaan

HAlkan Hose Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here