Dhageyso:- Tawabar lagu baranaayey Xuquuda Aadanaha oo lagu qabtay Baydhabo

0
297

Wasiir ku xigeenk wasaarada gargaarka maareynta iyo masiibooyinka ee Koonfur galbeed Abduqaadir sheekh aadan baraka  ayaa degmada beydhabo ee xaruunta gobolka baay waxaa uu tawabar uga qabtey 25 qof  oo ka  mid ah shaqalaha ka shaqeeya wasaradaha dowlada goboleedka konfur galbeed ee soomaaliya Tawabarkaan ayaa waxyaabaha lagu baranaayo waxaa ka m id ah xaquuqada aadanaha

Uga horeentii ayaa waxaa ka hadley oo faafaahin ka bixyey wasiir ku xigeenka wasaarada gargaarka iyo  maareynta masiibooyinka ee maamulka konnfur galbeed Abduqaadir nsheekh adan baraka asigoona tilaamaamay in ka wasaarada ahaan ay u taganyihin xili welba sidii ay bulshada u fahan siin lahaayeen xaququal adanaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here