Dhageyso:-Maamulka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo dhirta iyo daaqa Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka warbixyey Mashruuc loogu talagalay dadka barakacyaasha ah.

0
343

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha  iyo dhirta iyo daaqa Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Muqtaar Mohamed Guuleed ayaa ka warbixyey Mashruuc loogu talagalay dadka barakacyaasha ee abaaraha iyo colaadaha ka soo barakacay sidii loogu saacidi lahaa dhanka xoolaha iyo meelaha laga bilaawi doono wuxuuna sidoo kale mahadcelin u direy Hay,adihii gacanta ka geystay in ay bilaawaan mashruucan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here