Dhageyso:-Maamulka Degmada Baydhabo Oo Walaac Ka Muujiyey Kororka Dadka Ku Soo Barakacay Baydhabo.

0
291

Gudoomiya degmada baydhabo ee gobolka baay ayaa sheegey iney maamulka iyo hay,adaha samafalka ay iska kaashanayaan u gargaarida dadka soo barakacay.

sidookala gudoomiyaha ayaa ku nuuxnuxsadey iney sii kordheyso dadka soo barakacay ee baydhabo soo gaaraya isla markaana loo baahan yahay in lasii kordhiyo dadaalada arintaas ku aadan.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here