Dhageyso:-Adeegyadii caafimaadka ee Degmada Diinsoo oo Laga Deyrinayo.

0
314

Maamulka degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegay in aanu jirin xarumo caafimaad oo dadka lagu daweeyo, xilli ay degmadan ay ka mid tahay kuwa ay go’doomisay Xarakada Al-shabaab.

Guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in aanu jirin xarun caafimaad oo dadka xanuunada qaba lagu daweeyo, isaga oo intaasi ku daray iney jiraan haween dhiigbax u geeriyoodey kadib markii la waayey goob lagu daweeyo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here