Gudoomiya degmada baydhabo ee gobolka baay ayaa sheegey iney maamulka iyo hay,adaha samafalka ay iska kaashanayaan u gargaarida dadka soo barakacay.
sidookala gudoomiyaha ayaa ku nuuxnuxsadey iney sii kordheyso dadka soo barakacay ee baydhabo soo gaaraya isla markaana loo baahan yahay in lasii kordhiyo dadaalada arintaas ku aadan.
Halkan Hoose Ka Dhageyso.