Dhageyso:- Hay,adda ACF OO Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed ku wareejisay hanaanka shaqaaleysiinta shaqaalaha hay,adaasi ee gobalka bakool

0
349

Waxaa si toos ah hananaka shaqada iyo shaqaaleysiinta dadka hay,adda ka shaqeyn kara qaadaneysa  ee gobalka bakool, wasaarada caafimaadka ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya. munaasabad lagu kala saxiisaneya ayaa waxaa lagu qabtay degmada xudur ee xaruunta gobalka bakool taasi oo ka soo qeyb galeen saraakiil ka soctay hay,adda ACF oo ah hay,adii ugu horeysay gaartay kana shaqeysa degmada xudur, mamaulka degmada kan gobalka, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin ka socota wasaarada caafimaadka oo ugu horeeyey wasiir ku xigeenka wasaaradaasi.

inta ay socotay munaasabad ayaa guud ahaan masuuliyiintii iyo bulshadii goobta ka hadashay waxay ka hadleen doorka ay hay,ada ku laheyd dhanka caafimaadka iyo waxyaabaha ay qabatay, sidoo kale maamulka degmadaasi iyo bulshadaba waxay si weyn u soo dhaweeyeen in hanaanka shaqaaleysiinta ay si toos ah ula wareegtay wasaarada Caafimaadka ee koonfur galbeed soomaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here