Dhageyso:-Kulan loogu hadlaayey Tayada Macalinka Soomaaliyeed oo Baydhabo ka dhacay.

0
329

Kulankana oo ay isugu yimaadeen aqoonyahayno mcalimiin, maamuliyaasha iskuulada degmada baydhabo, gudiga waxbarashada baydhabo, qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada iyo masuuliyiinta wasaarada waxbarashada koonfur galbeed oo ugu horeeyey wasiirka wasaaradaasi,  kulankan oo loogu hadlaayey tijaabinta xirfada macalinka soomaaliyeed ayna soo qaban qaabisay wasaarda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare koonfurgalbeed. Waxaana warbaahinta ugu warbixyey kulanka oo saacado badan qaatay kadib wasiirka wasaarda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare koonfurgalbeed Cabdiraxmaan Cumaan Malaak Koolkooliyow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here