Dhageyso:- Aqoonyahan Fowzi Abdinuur oo ka sheekeyneya Taariikh nololeedka kooban ee Prof.Mohamed Ali kalaay OO baydhabo ku geeriyooday.

0
362

Alle ha u naxariistee waxaa gelenkii dambe ee shalay  Magaalada Baydhabo lagu aasay  Wasiir hore ee Wasaradda Waxbarashada DFS kana mid ahaa hogaamiyaasha Bulshada.

Waxaa lagu xasuusta Prof ka doorkii uu ku lahaa waxbarashada iyo horumarinteeda gaar ahaan deegaanada Koonfur Galbeed.Aqoonyahan Fowzi Abdinuur oo ahaa saaxiibkiisa dhow ayaa si kooban markii la aasay kadib ugu sheekeeyey taariikh nololeedkiisa.

geeida ku timid Prof.Mohamed Ali kalaay ayaa waxaa Madaxda Dowlad Goboleedka KGS oo uu ugu horeeyo Madaxweyne C.casiis xasan maxamed laftagareen Gudomiye c.qaadir sharif sheekhuna Golaha wasiirada ,mudanayalka Baarlamanka Kgs iyo bulshada rayidka ah Waxay tacsi tiiraayo leh u dirayaaan ehelladii, asxaabtii uu kabaxay Prof. Mohamed Ali Kalay oo ahaa Gudoomiyihii Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here