Dhageyso:-Aabe gabadhiisa daad ka qaadey oo ka hadlay sidey wax u dhaceen.

0
300

Aabahan soomaaliyeed ee gabadhiis daad ka  biyaha qaadeen wuxuu ku nool yahay magaalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay oo ka da,ay roobka deyrta oo weli sii socda. tan iyo intii uu bilowdey roobka sida la ogyahay waxaa saameyn weyn ku yeeshtay dadka barakacyaasha ee ku jira xeriyaha baydhabo oo ah meesha ugu badan ee koonfur galbeed ay ku nool yihiin barakacyaal badan.

Shariif Cali Cabdisalaan oo ah aabaha gabadha dhimatay oo aad u qiireysan waxaa uu sheegey in gabadhiisa ay u aheyd tan kelia hadda usoo if baxeysey sidoo kalena wuxuu ku tilmaamey in ay aheyd gabar baari u aheyd qoyska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here