Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Baydhabo gaar ahaan indhoolayaasha oo Dalbaday in La siiyo Goob ay Deegaansadaan.

0
262

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa Siyaabo kala duwan ugu soo barakaceen guriyahooda, Hantidii ay lahaayeen sida beerahooda iyo Xoolahooda, Waxay wax ka sugaan Hay,addo iyo Cidii Caawisaba, Qoys weliba waxa uu ku noolyahay wax aan ka badneyn Shan Mitir Celcelis ahaan oo dhan.

Kaamka Al aamin wuxuu ka mid yahay kaamaka ay kuu nool yihiin dadka aan xubnahooda dhameystirneyn ee Ku yaala Magaalada Baydhabo, dhulka kaamkaasi wuxuu yahay dhul dowladeed, waxaana lagu wargeliyay in ay iskaga guuraan Soddan Cisho gudahooda.

Warbixintan Waxaa noo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here