Culumada iyo Dhaqaatiirta Magaalada Baydhaba oo bilaabay Olole Bulshada Lagaga Wacyigilinayo Cudurka Corona.

0
453

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah Dhaqaatiirta ka howlgala gudah Magaalada Baydhabo iyo Culimaa,udiinka Deegaanada Koonfur Galbeed ayaa waxay qabsadeen kulan deg deg ah oo ay uga hadlayeen arinta sida weyn ay u saameysay guud ahaanba daafaha Caalamka kaasi oo ah Cudurka Safmarka ku ah ee Corona Virus ama Covid19.

Kulankan ayaa ahaa mid ah qeyb ka ahaayeen qeybaha kala duwan ee bulshada,lagana wacyigelinaayay sidii ay ugu horseedi lahaayeen oo saameyn ugu yeelan Cudurkaasi.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here