Saturday, October 31, 2020

Midowga Afrika oo ku baaqay in laga foojignaado Mowjada labaad ee COVID-19.

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Guddoomiyaha Midowga Afrika Cyril Ramaphosa ayaa dalalka Afrika ugu baaqay in ay feejignaan dheeri ah u yeeshaan la dagaallanka xanuunka COVID-19 si loo...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Abdirahman Yusuf Hassan

Deeq Lacageed Oo lagu Wareejiyey Guddiga isxilqaan Ee dhismaha wadada isku xirta Xaafadaha Degmada...

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudiga isxilqaan ee wada dhismaha waddada xaafada buulow ee Degmada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool ayaa waxaa lagu wareejiyay lacag loogu tala galey...

Gudoomiyaha Baarlamanka KG Oo kulan Aqoon kororsi ah u qabtay Ardeyda dhigata Jaamacadaha Baydhabo.

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Gobaleedka KGS Dr Cali Saciid Fiqi ayaa kulan aqoon kororsi ah u qabtay Ardeyda dhigata Jaamacaddaha Magaalada Baydhabo,waxana goob joog...

Agab Waxbarasho oo ka timid Dowlada Turkiga Oo la gaarsiiyay Qaar ka mid ah...

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iskuulada Hoose dhaxe iyo sare ee Shodog iyo Xudur ee ku yaala Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa la soo gaarsiyey...

Wasaaradda dhalinyarada KG Oo dhiira-gelin u samaysay dhalinyaro ka qeyb qaadatay mashruuca Nabadeynta Dhalinyarada.

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan oo ahaa mid lagu dhiiragelinaayay 240 oo ka mid ah Dhalinyarada Gobalka Baay, kana faa'ideysanayeen Mashruuca Nabadeynta dhalinyarada oo ay si wadajir...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Rahma Salaad Abdullahi

Kuuriyada waqooyi oo dadkeeda ku amartay inay guryahooda joogan.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kuuriyada Waqooyi ayaa dadkeeda uga digtay inay guryaha joogaan, sababo la xiriira cabsi laga qabo in “busta jaallaha” ee ka imaaneysa Shiinaha ay...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Bishaar Mayow Muktaar https://www.facebook.com/ArlaadiRadio/videos/350989109451014

Wasaaradda Caafimaadka KGS Oo Baydhabo Ku dahfurtay Tababar Ku Saabsan Caafimaadka dhanka Dhimirka.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waasarada Cafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Somaaliya ayaa tababar ku sabsaan cafimaadka dhimirka waxa ay u furtay Dhakhaatiir iyo Aqoonyahano ku xeeldheer...