Saturday, October 31, 2020

Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare Ee Ramadaan Oo Bilaabay Waxbarashada Dadka Waaweyn.

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si ay markale uga faa'ideystaan Waqtigooda dadka waaweyn ee aan helin fursad ay wax ku bartaan ayaa waxa iskuulka Ramadaan ee Magalada...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya SiidCali Muuse Ateera

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Aadan Geesey.

Maamulka Degmada Baydhabo Oo qalab isugu jira Fiilooyinka Korontada iyo Nalal ku wareejiyay Shirkada...

Maamulka degmada baydhabo ayaa maanata qalab is kugu jira fiilooyinka korontada iyo nalal loogu tala galay in lagu xiro Wadooyinka magalada baydhabo ku wareejiyay...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

COVID-19 oo fara ba’an ku haya dalka Ingiriiska

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Boqortooyada Ingiriiska ayaa diiwan gelisay in ka badan 19,700 oo kiis iyo dhimashada 174 24-kii saac ee la soo dhaafay. Tan ayaa ka dhigan...

Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeennimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

Shacabka Magalada Baydhabo Oo Siyaaba kala duwan uga hadleen Sara U kaca ku yimid...

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Marka La gaaro Xiliyada Roobka ayaa waxaa yaraada Dadka keena Caanaha Geella Ee Magalada Baydhabo, Maadama Wadooyinka ay noqdaan kuwa dhiiqa ah taasi...

Bulshada Magaalada Baydhabo Oo Codsadeen in Dib loo dhiso goobaha biya mareenada ah

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Degmada Baydhabo iyo Kan Gobalka Baay ayaa mudooyinkii uga dambeeyay waxay Wadeen Dadaalo ku aadan sidii dib looga soo Celin lahaa bilicda...

Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Abdikadir Mohamed Nor Warcade