Bulshada Magalada Xudur oo bilaabay Olole Nadaafadeed Oo dib loogu soo celinaayo Bilicda Magalada si Iskooda ahna u bilaabey.

0
324

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Xudur ee Xaruunta gobolka bakool ayaa bulshada ku nool waxey bilaaween olole nadaafadeed oo ay iskooda isu xilqaamey,waxaana horkacayey xoghayaha dowlada hoose ee degmada xudur Abdifitaax maxamed Abdi,masuuliyiinta xafiisyada howlaha guud iyo guriyeynta ee degmada xudur iyo ururada nadaafada ee degmada xudur .

Ololahan nadaafadeed ayaa ahmiyad gaar ah lagu siiyey nadiifinta goobaha halbowlaha u ah degmada sida goroonka diyaradaha iyo goobaha kala duwan ee bulshada ku dhaqanto

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here