Maamulka Degmada Baydhabo Oo lagu wareeyjiyay qalabka dhismaha oo lagu dhisayo wadooyinka degmada baydhabo.

0
334

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudooyinkii ugu dambeeyey wadooyinka magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka baay ayaa waxaa lagu waday dayactir aad u balaaran,isagoona Gudoomiyaha degmada Baydhabo Xasan Macalin Axmed Biikoole lagu wareejiyey qalab loogu talagalay sameynta iyo cabirida dhulalka, waxaana ku wareejisay Hay,adda NRC.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here