Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo magaalda Marka ee gobalka shabeelada hoose ay ka socdeen dib u dayactiro suuqyada magaaladaasi ayaa maamulka koonfur galbeed waxa uu diirada ku saarey sidii dib loogu soo celin lahaa bilicda guud ahaan suuqyada si dadka ay uga faaideystaan.
Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir