Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qudaarta suuqa lagu iibiyo Magalada Baydhabo Ee xarunta gobalka Baay aya ah mid si aad ah ugu gaaliyowday marba marka aya ka sii dambeyso macaiishada qutul darooriga ah.
Si waxa badan waxa ugu oogaano Ganacastada ka shaqeyso qudaarta oo aan makaroofanka la dhaxqaadnay ayigoona siyaabo kala duwan noogu warbixiyay Sicir bararka ku yimaday qudaarta.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi