Warbixin Ku Saabsan Waxa Sababa Ilmaha Ku dhasha Bil aan dhameystirnayn loona yaqaano Dhicis.

0
463

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhiciska waa uurka oo si lama filaan ah Hooyada uurka leh ka soo dilma Carruurta, Inta badan waxa yaabaha ugu badan keena sababaha ay ilmaha ku soo ridmaan waxaa kamid ah Culeys marka ay qaado, Baabuurta meelaha godadka mareya oo dhibaato u keeni karta Hoyada Uurka leh iyo waxyaabo kale.

Warbixintan Waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here