Kulan looga hadlayay Sidii Loogu hortagi lahaa Cudurka Covid 19 oo lagu qabtay Degmada Buur-Hakaba ee Gobalka Baay.

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Saraakiisha Hey,adaha Caafimadka Ka shaqeeya iyo Maamulka Degmada Buurhakaba ayaa Yeeshay Kulan Saacada Badan Qaatay oo Lagaga hadlayay Xaalada Caafimaad ee Degmadaasi gaar ahaan Cudurka Dunida La daaladhacaysa si uusan dhibaata ugu yeelan degmada Buurhakabana ay ku taalo marin muhiim u ah Koonfur Galbeed Iyo Muqdisho. Shaki iyo Walwal badan laga muujiiyay maadama Muqdisho Hada uu Cudurka ka jiro dadka Halkaas ka yimadana ay Badanyihiin waxayna Dalbadeen Qalabkii Lagula Tacaalayay Cudurkaan in Halkaas lala gaaro.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here