Masuuliyiin Ka tirsan Maamulka KG oo Kormeer ku Sameeyay Barakacyaasha ku nool Degmada Baydhabo

0
241
Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kormeer uu hogaaminayo Madaxa Arrimaha Xalka waara iyo Hormarinta Magaalooyinka Wasaarada Qorsheynta ee Koonfur Galbeed, Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Baydhabo, Gudoomiyaha Hay’ada Brakacyaasha iyo Qaxootiga iyo Agaasimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa kormeer ku sameeyay Barakacyaasha ku nool Degmada Baydhabo Sida u saameeyay Roobabka Da’ay.
Warkan Waxaa noo haya Siid Cali Muuse Ateera

uu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here