Baydhabo(Radio Arlaadi)- Heerkii ugu sareeyay ayaa wax lagu kala iibsaneyaa suuqyada Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool, iyadoona dhawaan Amaro isdaba joog ah ka soo baxayeen Dowlada Federaalka ee Somaaliya iyo tan Maamulka Koonfur Galbeed taasi oo ku aadaneyd in Ganacsatada aysan kordhin qiimaha badeecooyinka.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar