Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Dhalinyarada Gobolka Bokool ayaa Bilaabay In Dib u soo Celiyaan Bilicda Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool Waxayna Qurxinta Magaalada Ka bilaabeen Geedaha Quruxdooda iyo Tabeelooyinka ayagoo ku shar xayaan Calanka KGS iyo Calanka Buluugga ee Dalkeena Soomaaliya.
Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar