Baydhabo(Radio Arlaadi)-MCH ka CC ee Degmada Bardaale ee gobalka baay ayaa ku tiirsan dhamaan dadka ku nool tuulooyinka hoos yimaada degmadaasi ,iyagoo dadka baadiyaha ku nool aan inta badan haysanin daryeel Caafimaad ayaa MCH CC wuxuu daryeerlid u fidiyay dadka waaweyn iyo carrurta yaryarba , Waxeyna dhaqaatiirta daawooyin lacag la,aan ah geeyaan deegaano hoos yimaada degmadaasi sida deegnaada Toosweyne, garbadheere iyo kuwa kale.
Warkan waxaa noo heya Maryan Macalin Abshir