Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabad kooban ay kadhacday Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baydhaba oo ay aheed Xariga jaray munaasabadaan, waxa goobjoogna ka ahaa madaxweyaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Abdacasis Laftagareen.ayaa waxaa ka sojeediyeey Hadalo Kookooban oo lagag sheekeenayay Hanaanka loo soo maray dhismaha Xaruntaan cusub oo ay iska kaashadeen Masharuuca JBLG.
Madaxa Mashruuca JBLG NASRA a\waxaa Hadal goobta kajeedisay ku sheegtay Hey,adaha Mashaariicda Fuliya ay yihiin kuwa go,an Hormarinta Dowladaha Hoose.
Gudoomiyaha Degmada Baydhaba Hassan Macalin Axmed Biikole ayaa isna hadalkiisa kaga dhaawajiyay in kamaamul ahaan ay ku dadaaleen maamulka wanaaga aruurinta Canshuurta dadweynaha iyo maarentooda taasi oo sababtay in mashaaaricdaan laheo.
Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi