Baydhabo(Radio Arlaadi)- Faadumo maxamed cali waa gabar ka shageysa suuqa weyn ee magaalada baydhabo, waxaana iibisaa dharka iyo kawaha, waxeyna markeedii hore ku maqneyd dalka sacuudi oo ay u tahriibtay shaqaalana ku aheyd balse maanta waa milkiilaha goob ganacsi oo ay iyada dib u furatay markii ay baydhabo ku soo laabatay.
Warbixintan waxaa noo heysa Raxma Salaad Cabdulahi