Kaamka low boojalow oo ku yalaa duleedka magaalada baydhabo Ee xaruunta gobalka baay, waxa ku nool dad aya tiradooda gaareyso ku dhawaad 180 qoys , dadkani ma heystaan meel aya ka galaan roobka day,rta ee ka da,yayay gobalada somaliya sidoo kale waxaa u sii dheer cunto yari soo wajahaday.
Radio Arlaadi ayaa u kuur gashay xaalada dadka ku nool kaamaka low boojalow waxaana ka jirta xalada liidata oo ay ku nooliyiin dadka dagan kaamkaasi, waxeyna qaar ka mid ah dadkaasi ka hadleen dhibaatada soo wajahday
gudoomiyaha kaamka loow boojalow cali maxamed cabdiraxamaan ayaa dhankiisa ka hadaley xaalada dadka barakacyaashaasi ee ku nool kaamkan isagoona hay,ada samafalka ka codsaday in sida ugu dhaqsiyaha badan gurmada loola soo gaaro dadka ku dhiban kaamamka duleedka magaalada Baydhabo.