Baydhabo(Radio Arlaadi)-kulankan Wadatashiga oo u dhaxeeya Wasaarada Ganacsiga Iyo Warashadaha Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada, Ganacsatada, Maal-gashadayaasha iyo Taageerayaasha Caalamiga ayaa kala sameynaysay xeer-nidaamiyahii lagu dhaqan-gelinayey sharciga shirkadaha Soomaaliya oo ay Wasaaraddu soo diyaarisay iyada oo la kaashanaysa hay’adda IFC iyo weliba xafiiska sharci-yaqaanada ee Muqdisho.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade