Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkaan Ganacsatada la sinayay ayaa ahaa sidii ay u hormarin lahaayeen ganacsigooda waxana uu ka furmay Baydhabo, Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Rugta Ganacsatada koonfur Galbeed.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar