Xuska Sanad Guuradii 1AAD ee ka soo wareegatay Aas-aaska Wargeyska Hogol oo ku baxaa Afka-maayga oo Baydhabo lagu qabtay..

0
376

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay lagu qabtay xuska munaasabada ka soo wareegatay aas aaska snad guuradii 1aad ee jornaal lagu magacaawo Hogol oo ku baxa afka maay maayga, waxaana munaasabadaasi ka soo qeybgaleen aqoonyahano, odeyaasha dhaqanka, qeybo ka mid ah ururada bulshada iyo masuuliyiin ka socotay dowlada koonfur galbeed oo ugu horeeyey wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyagelinta koonfur galbeed.

inta ay socotay munaasabada ayaa loogu hadley qiimaha uu leeyahay Afka maayga iyo sidii lagu hormarin lahaa.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here