Wasaaradda waxbarashada XFS oo joojisay cashiradii dugsiyada sannad dugsiyeedkan 2019/2020-ka

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka waxbarashada  hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in si rasmi ah loo joojiyay qaadashada cashiradii dugsiyada sannad dugsiyeedkan 2019/2020-ka.

Wasiirka waxbarashada Cabdulahi Goodax Barre oo sharaxaya go’aankan ka soo baxay wasaaradda waxbarashada.

Warkan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here