Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Oo Magaalada Baydhabo ka dhagax dhigtay dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada KG.

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sii hayaha Wasiiru Doowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Fedeaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa maanta magaalada Baydhabo ka dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here