Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya oo sheegtay in cudurka karoona feyris uu saameeyay dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka

0
269

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Eng Cabdulahi Cali Xassan oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in cudurka karoona feyris uu sameyn ku yeeshay ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here