Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Eng Cabdulahi Cali Xassan oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in cudurka karoona feyris uu sameyn ku yeeshay ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar