Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in sagaal kiis oo cusub laga helay Muqdisho.

0
232

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda caafimadda  iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sagaal kiis oo cusub oo cudurka karoona laga helay magaalada Muqdisho kuwaasoo dhammaantood ah dad degan magaalada islamarkana ka bixin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here