Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda caafimadda iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in sagaal kiis oo cusub oo cudurka karoona laga helay magaalada Muqdisho kuwaasoo dhammaantood ah dad degan magaalada islamarkana ka bixin.