Wasaaradda Caafimaadka KG Oo Xarga ka jartey MCH cusub oo loogu adeegaayo Bulshada.

0
376

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxey duleedka magaalada baydhabo gaar ahaan xaafada barwaaqo oo ku nool dad barakac ah ayaa waxey ka furtay MCH oo loogu talagalay  Hooyada iyo dhalaanka taasi oo wax loogu qaban doono inta badan dadka danta yar oo degan meel loo bixyey New Baydhabo xaafad ka mid ah.

Munaasabada xarig jarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka degmada, hogaamiyaasha kaamamka iyo wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka koonfur galbeed soomaaliya.

Warkan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here