Wasaaradda Beeraha KG Oo Baydhabo ku daahfurtey Barnaamijka Horumarinta Beeraha Xiliga Deyrta.

0
394

Iyadoo Hada Laguda galayo Xili Roobaadka Deyrta Ayaa Waxaa Maagalada Baydhabo Lagu Qabtay Kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha KG Iyo Wasaarada Xanaanada Iyo Xoolaha Hey,adaha Qaramada Midoobe u Qaabilsan Taageerida Beeralayda Soomaaliyeed,Kaasi oo looga gol leeyahay Sidii Beeralayda Loo siin lahaa Talooyin ku Saabsan Sida ugu muhiimsan Dalagyadooda u beeran karaan.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here