Wasaarada Howlaha Guud Iyo Guryenta KG oo Sheegtay in ay Bilaawi Doonto dhismayaasha Halbowlaha U ah Ganacsiga iyo Bilicda Magaalooyinka KG Gaar ahaan Magaalada Baydhaba.

0
321

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasarad  howlaha guud iyo guriyenta iyo dib udhiska dowalad kobaleedka koofur galbed somaliya Axamed shekh maxamed laxoos  ayaa warbaahinta ugu warbixey waxqbadka wasarad  howlaha guud iyo guriyenta dib u dhiska waxaana wasiirku tilmaamay in wasaaradu ay wado dadaalo lagu dhiseyo wadooyinka guud ahaan deegaanada koonfur galbeed.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here