Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasarad howlaha guud iyo guriyenta iyo dib udhiska dowalad kobaleedka koofur galbed somaliya Axamed shekh maxamed laxoos ayaa warbaahinta ugu warbixey waxqbadka wasarad howlaha guud iyo guriyenta dib u dhiska waxaana wasiirku tilmaamay in wasaaradu ay wado dadaalo lagu dhiseyo wadooyinka guud ahaan deegaanada koonfur galbeed.
Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi