Wasaarada Caafimadka KG Oo Sheegtay Inay Balaarisay Goobaha Lagu Baaro Dadka Loogu Shakiya Covid 19.

0
309

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Isku duwaha Wasarada Caafimaadka Gobalka Baay Ee Koonfur Galbeed oo Lahadlayay Radio Arlaadi ayaa Sheegay in Wasaarada Caafimaadka Wado Wacyigelinta Bulshada Laga Siinayo Cudurka Covid19, islamarkaana La xoojiyay Kontoraalada Lagu Baaro Dadka ka imanaya Magaalada Muqdisho Si Cudurku U soo gaarin Deegaanada Koonfur Galbeed Lana Tababaray  Dhaqaatiir Ka qeyb qaadata Dagaalka Covid19 La gula Jiro.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here