Wasaarada Caafimadka KG oo Biloowday Dadaalo loogu hor tagaayo cudurka covid-19.

0
304

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qorshahaan ay bilowdey Wasaarada Caafimadka Konfur Galbed Somalia Ayaa ah mid Loogu gol leeyahay Cudurka Corona Virus ka hortagiisa islamarkaana Xarun lagu tacaalo dadka looga shakiyo ay furayaan,

Wasaarada Waxey amar ku bixisey dhamaan goobaha Caafimadka in aan shacin kaarin Cudurkaasi Baahinta Shaki iyo Run ahaanshihiisaba ay Leedahay Wasaarada Sida uu ku Sheegayo Agaasimaha Guud Wasaarada Cafimaadka Huseen Mohamed Dahir

Mohamed Osmaan Jiidow Wasiir Cafimaadka Dowlada Gobolledka Konfur Galbeed Somalia Ayaa Shagey in Tababar Lasoo Siyey Dhalinyaaro Lana Soo Barey Hananka Baarista Cudurkaan lana qeynayo Airporyada mamulka oo dhan.

Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here