Wasaarada Caafimaadka XFS oo shaacisay in Sheybaarka Qaranka lagu baaridoono Cudurka Corona-virus.

0
217

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda Caafimaadka  Dowlada Federaalka soomaaliya ayaa xaqiijisay inuu shaqa bilaabay maanta Sheybaarka dhexe ee qaranka oo lagu baarayo dadka uu gudaha dalka kula dhaco Cudurka Coronovirus oo markii hore dalka dibaddiisa lagusoo baari-jiray.

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowlada Federaalka Soomaaliya Fowsiya Abuukar nuur  ayaa warbaahinta u sheegtay in dowlada soomalaiya dadaal dheer ugu jirtay sidii loo heli lahaa sheybaar lagu baaro covid 19 loona dhameystirya qalabkiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here