Maalinta Caafimaadka oo Dunida Laga Xusay

0
289

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Caafimaadka Adduunka ayaa sanad walba la xusaa 7da Abriil adduunka oo dhan,Maalintani waxay astaan u tahay aasaaska Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) waxayna ujeeddadeedu tahay in dareenka loo jeediyo arrimaha caafimaad ee muhiimka ah ee adduunka soo food saaraya sannad walba.

WHO ama Ururka Caafimaadka Adduunka, waa hay’ad shaqo oo hoos timaadda UN oo ujeedkeedu yahay in wax laga qabto arrimaha iyo xaaladaha deg degga ah ee la xiriira caafimaadka heer caalami waxaa la aasaasay 7th Abril 1948 waxeyna xarunteedu ku taalaa Geneva Wadanka Swezarland,Hadaba Ahmiyad sidee ah ayay Bulshada Caalamka u leedahay Maalintaan Gaar shaan Dadka Soomaaliyeed Waxaan Su,aa shaas weydiinay Dr Hassan Mahamed Cabdi oo kamid ah dhaqaatiirta Ka howl gasha Magaalada Baydhabo.

Warbixintan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here