Wasaarada Bey,ada iyo Duur joogta KG Oo Sheegtay inay Diyaarinayso Sharci Lagu ilaalinayo Deegaanka.

0
327

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaarada Bey`ada iyo duur joogta dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxey wadaa dadaalo ku aadan sidii ay ugu hortagi laheyd xaalufinta degaanka in lajaro dhirta iyo in la ilaaliyo nadaafada si looga hortago waxyaabaha dhibaatada ku ah arimaha degaanka.

Warkan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here