Bulshada Soomaaliyeed oo Wali Loo diraya Baaqyo iyo Talooyin Looga Hortagayo Cabuqa Covid19.

0
265

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa jira Baaqyo Amaro Iyo Talooyin Loo Soo jeedinayay Bulshada Soomaaliyed Tan iyo Intuu Dilaacay Cudurka Covid 19 Gaar ahaan Marka Uu Soomaaliya Lagu Arkay Kiisaskii Ugu Horeeyay Taasoo Dhaqaatiirta Iyo Hey,adaha Caafimaadka Dalka Aaminsanyihiin Hadii Bulshada Qaataan Waxbadan Katari Karto Sida Loogu Hortagayo Cudurkaan Talooyinka iyo Baaqyada Madaxda Bulshada U jeedisay Waxaa Kamid ah Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somalia Drs Fowziya Abikar Nuur oo ay Sheegtay in Muhiim ay tahay Marka Loo eego Xaalada Wadanka inay Bulshada Qaataan Amarada Iyo Baaqyada Laxariira Kahortagida iyo Ladagaalanka Cudurka Covid 19.

Warbixintan Waxaa inoo haysa Rahma Salaad Cabdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here